Isbadal ku yimid Muuqaalka Kim Jong Un iyo Walaac laga muujiyay (Daawo Sawirro)

Muuqaalka Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa isbadal ku yimid, waxa ayna taasi dhalisay hadal heyn badan iyo in walaac ka muujiyaan dadka taageersan Hogaamiyahaasi ee kunool gudaha Waqooyiga Kuuriya. Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa sawir laga qaaday laga arkayay isbadal ku yimid jirkiisa gaar ahaan dhinaca miisaankiisa, waxaana dad badan isweediinayaan waxa sababay in … Continue reading Isbadal ku yimid Muuqaalka Kim Jong Un iyo Walaac laga muujiyay (Daawo Sawirro)